بسم الله والحمد لله
🎯 Ogeysiis
Waxaan dib u qabaneenaa dufcada 7 ee kooraska:
"waxaan ahay cunug ka duwan ilmaha kale" 🌟
Ma jeceshahay inuu cunugaaga ka duwanaado ilmaaha kale?
💡 Nala soo gal challenge gaan cusub oo 30 ka maalin ah ee aan ku qaadna doonno 30 cashir oo ilmaha aan ku Bari doonno siduu u noqon lahaa:
1. Mid alle jecel.
2. Mid goobta wax barashada jecel.
3. Mid asxaabtiisa saameyn ku dhex leh.
📘 waxa xoogga aan saari doonno waa:
siduu ku noqon lahaa qof la jecelyahay oo ixtiraam leh.
Siduu xanaaqa isaga daweyn lahaa.
Guusha dhabta ah waxa ey tahay.
Siduu ilaahey ku jeclaan karaa?!
Waqtigiisa siduu si saxan uga faa'iideysan lahaa.
🎁 Hadyadaha: Shahaado + qof walba oo shuruudaha buuxiyo inuu helo magaca ah inuu yahay cunug ka duwan ilmaha kale.
🕒 waqtiga:
Cashirradu waxa ey bilaabanaayaan 5/7/2026 09:00pm
📍 waxaa loogu tala galay ilmaha da'doodu tahay 5 jir ilaa 13 jir
💰 Qarashaka waa 10$ kaliya cunugi oo ah halmar macaa shahaadada.
Lkn qoyski hal cunug ka badan heystaan waa diyaar discount %30 ✅
si aad isku diiwaan galisid :
1. Ku dir lacagta +25614399144
2. Screen shot ka qaad ku dir 👇 https://wa.me/252614399144
3. U qor magaca cunuga oo saddexan iyo da'diisa
4. Kadib 5 bisha waxaa lugugu soo dari doonaa group WhatsApp ah iyo mid telegtam ah
Hadii aan luguu soo jawaabin ilaa 2 maalin waa caadi muhiimadda waa inaad booskaaga qabsatid, 4ta bishana cashrika aad biloowdo
5. Asc kaligeed lagama jawaabo, si luguula shaqeeyo war dhameystiran gudbi inshaallaah
👑 Cunug gudaha ka nuuraayo suuqa lagama soo gato ee waxaa latoosiyaa akhlaaqdiisa iyo wax tarkiisa.
Faafaahin dheeri ah 👇
Barnaamijkaan hadda waa 30 cashir oo duuban
Daqiiqadaha celcelis kama badna 7 daqiiqo
Cashirka waxaa lasoo dhigayaa telegram asagoo duuban habeenki 08:00pm somalia ,
Ardaydana ilaa habeenka kale laga gaaro jaanis ey whatssap ugu soo duubaan ayey heestaan ilaa cashirka kale lasoo dhigo habeenka xiga
Tusaale barqdaaa laga soo duubi karaa ama duhur ama subax ama cishaha
Yacni xilliga jaanis uu hayo
Kama mashquulinaayo waxbarshadiisa kale
https://t.me/noqohagahanoloshaada
Maymuun odowaa